Menu:

Somali Links:

Buurhakaba
Baidoa.com
Banooda.com
BBC Somaali
Bakool
Baraawe Post
Bilaajo.com
Diinsoor
Dooynet
Deeyoo
Garre Online
Gedonet
Hiiraan Online
Hamarey
Iftiinka Aqoonta
Irin news
Iqra Somali
Ila qosol
Janaale.com
Jammaame.com
Luuqganane.com
Luuq Net
Marka Caddeey
Marka Cadey.Net
Morogabey Online
Puntland Experess
Ruunkinet.com
South. Som Union
Shabelle Media N.
Somalitalk.com
Somali Weyn
Warshiikh.com
Ufurow.com
UN-Somlaia 

Bardera Community " Jamaa " on the Jubba River. Baardhere is one of the oldest settlements in the interior of Somalia. It is renowned for its community system and its indigenous institutions of learning. This article looks in the emergence and establishment of Baardhere community as a settlement, a religious center and a mini-state in the interior of Somalia. 1[Baardhere.com]

Bardera Community " Jamaa " on the Jubba River.

By: Dr Omar A Sh. Abdurahman of Bardere

Bardera is situated on the south west of Somalia on the Jubba River about 250-km inland from Barawe. It is located 2-3 latitude North of the equator and 42-43 latitude. It is characterised by a warm weather and high humidity. The climate is suited for crop production for the most part of the year. [Baardhere.com]by


Somalia: The state of siege continues without any glimmer of hope! Somalia has been under siege by the military dictatorship and the various militant factions that followed after. The struggle against the military rule placed severe and continued stress on the relationship between and within clans. In the end it led to a splintering and internecine struggle and explosive clashes among would-be leaders who shared lack of national consciousness. Our peaceful people are subjected to violence. This has resulted in the collapse and cessation of the nation-state known as Somalia.07 Feb. 2008-GMT.15:00 @[Baardhere.com]


Baardheere 19 Jan. 2008 (Baardhere.com), Warar ay tebiyeen idaacadaha ayaa sheeegay in buundada Baardheere, xaruunta jameecada ugu da'da weyn ee Soomalia, ayaa go'day waxaana la sheegay in uu halkaas ku dhintay wiil yar oo isaga oo buundada ku kor socda markii ay burbureysay ku dhacay webiga. Willkaas wuxuu doonaayeyin uu u talaabo magaalada dhanka kale.


Bardera Community "Jamaa" on the Jubba River. 27. Dec. 2007- GMT.20:00
Waxaan halkan ka salaamayaan dhamaan Akhristayaasha shabakada baardhere.com waxaana idin leenahay Ciid Wanaagsan meel kasta oo aad Joogtaan. Waxaan si gaar ah tahaniyad ugu direynaa bahda Jameecada Baardhere, Waxaan Ilaahay ka baryaynaa in sanadkan sanadkiisa uu nagu gaarsiiyo Bash bash iyo Barwaaqo, Cimri dheer iyo Cibaado suuban (Kulu Caam Wa Antum Bikhayr). 19.Dec.2007- GMT.20:00

17ka Disember waa maalin Baroordiiq iyo Tiiraanyo jameecadda Baardheer. Waxaa ka soo wareegatey muddo shan iyo toban sannadood ah maalintii 17 disember, 1992, taariikhdaas oo si fuleynimo, gardaro iyo waxashnimo ku jirta loo diley Ulul-Amrihii Jameecadda Baardheere, Sheikhii caalimka ahaa oo cabsida Illah aad ugu dheerayd Sheikh Mursal Moallim Aliyow isagoo gurigiisa jooga.  17.Dec.2007- GMT.00:00



Wasiirada Cusub ee DFKMG Somalia iyo Beelaha ay ka kala soo jeedaan . 03.Dec.2007- GMT.20:00

Taariikhda maamuladii degaanka Baardhere 1960-1991. 19.Nov.2007- GMT.20:00


Wakiiladii degaanka Baardhere ooga qaybgaley baarlamaankii Soomaliya!. Waxaan qormadan ku soo qaadanaynaa taariikhda wakiilada Baardhere uga qaybgaley baarlamaankii Soomaliya ee jirey sannadihii 1954-1969 (iyo maamuladii dawlada hoose ee laga soo doortay degaanka Baardhere oo aan ku soo qaadan doono maqaalka xiga). 10.Nov.2007-GMT.18:00


Buundada Baardhere oo burburtey. Waxaa la soo weiyey in buundada baardhere ay gabi ahaanba go'day taas oo sababtey in ay istaageen gaadiidkii iyo dadkii ka gudbi jirey buundadaasi. Buundadii degmada Baardheere oo halbowle dhinaca nolosha ah u aheyd dadka isticmaala iyadoo dadka iyo gaadiidba looga soo gudbaayey deegaano ka tirsan gobolaka Gedo. 15-Oktober-2007, 22:00 


IID MUBAARAK - Nisiyaay Nisiyaay halkoo sabuul Nisiyaay - Allow ku dhoor Allow k'amaansoy! Ereyada kor ku qoran waxay ahaayeen dhawaaq farxad badan oo laga maqli jirey xaafadaha, shaaraca iyo luuqyada Baardhere maalinta ciida soon-furka, cidii aan maqalna waa la is weydiin karaa in uu qofkaas Baardhere wax badan deganaa. 11-Oktober-2007, 11:00 


Isku ujeeddo ma laga yahay shirarka dib-u-heshiisiinta Soomaliyeed? Mise waa "kaaga kula lihi, keygana waa i keligey" Inta badan la iskuma diidana in Soomalidu ay wada hadasho, falaanqeyso sidii xal joota ah loogu heli lahaa dhibaatada jirta, sababtoo ah dalka iyo dadka waxay ku sugganyihiin xaalad aad u liidata oo marba marka ka dambeysa ka sii dareysay oo ka sii xumaaneysay wixii ka dambeeyey xornimadii! 24-Aug-2007, 11:00

Maxaad ka Taqaana Taariikhda Baardhere iyo Halka ay Kaga Jirto Taariikhda Soomaaliya. Taariikhda dhabta ah iyo soo jireenka waayaha ee dadka iyo dalka Soomaaliya, gaar ahaana tan gobollada iyo degmooyinka weli si fiican looma dersin. Taariikhda la oggyahay waxay inta badan ku saleysan tahay xusuus qor aan dhameystinayn oo ay sameeyeen sahmiyeyaal iyo dadkale oo socdaal ah oo soo booqdey dalka gaar ahaan xeebaha Soomaliya, sida Ibn batuuta, Von der Decken, William Christopher iyo kuwa kale oo u hawlgalaayey waddamadii wax gumeystey ee reer Yurub.. 09-Aug-2007, 22:00 


Tacsi: Inaa lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun. Anagoo ah Jaalliyada reer Baardhere ee ku nool qurbaha, waxaan halkan tacsi murugo leh uga direynaa dhamaan caruurtii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Cabdimaliik Cabdalla oo dhowaan xijaabtay. 19.July.2007-GMT.22:00


Reer Baardheere oo Kulan Heer Sare ah ku Qabtay Dalka Sweden. Waxa habeenkii xalay ee Isniinta ee bishuna ahayd 16 Luliyo la qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Vasteraas ee Sweden. Xafladaas oo ahayd gunaanad shir maalmahanba u socday dad ka soo jeeda degmada Baardhere. 17.July.2007-GMT.22:00

1dii July 1960, maalintii calansaarka iyo midnimada! 1dii July 1960 waa maalintii gobolada koonfur ee Somaliya ay ka xuroobeen gumeysigii talyaaniga, isla markaana ay la midoobeen gobolada waqooyi, halkaana ay ku curatey Jamhuuriyadda Somalia.01.July.2007-GMT.01:00


Wax isweydiin ma xumee: Horta Baardhere maxaa ku dhacay? Cinwaankan kor ku xusan waxaan ku soo qaadan doonaa maqaalo taxane ah oo aan isku weydiinayno isla markaana aan ku faaqideyno xaaladihii ay soo martey degmada baardhere iyo halka ay manta ku sugantahay!.27.June.2007-GMT.15:00



Waxaa maanta ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway kulan aad loo soo agaasimay oo ku saabsanaa furitaanka website-ka cusub ee baardhere.com.


Copyright 2007 Baardhere.com