Menu:

Somali Links:

Buurhakaba
Allpuntland
Allgedo Online
Amiin Arts
African News Online
Arlaadinet
All Ceeldheer
Baidoa.com
Banooda.com
Balcad.com
BBC Somaali
Bakool
Benadir
Baraawe Post
Bartamaha
Bashal.com
Burtinle Online
Bilaajo.com
Calanka.com
Cowslafil.com
Diinsoor
Dayniile
Dooynet
Diilhare
Deeyoo
Dhuusamareeb
Garre Online
Geeska Afrika
Gedonet
Garoweonline
Guurso.com
Hiiraan Online
Hilinkatoosan
Halgan.net
Hamarey
Heegan.net
Hobyonet
HornAfrik Online
Iibka.com
Idamaale
Iftiinka Aqoonta
Irin news
Iqra Somali
Ila qosol
Janaale.com
Jaziro.com
Jowhar.com
Jammaame.com
Kartuun
Kulmis.com
Luuqganane.com
Luuq Net
Laasadaar Net
Middle East Online
Maktabada.com
Marka Caddeey
Midgaan.com
Marka Cadey.Net
Muqdishotimes
Midnimo.com
Morogabey Online
Qaranimo.com
Osman Art
Puntland Experess
PuntlandNewsMedia
Qandala.com
Qaadsiya.com
Qaranka.com
Ruunkinet.com
RTD Djabouti
Saafi Films
Sola Music
South. Som Union
Somali Tube
Shabelle Media N.
Somalian Info
Somali-Gov
Somali Football Fed.
Somali Medical
Somali Conc. Group
Sonorfus
Somalistartpage
Somaalinews
Somalimarket
Somaliwomen Shareero.com
SomaliRoots
Somali Fish
Somali TV Denmark
Somalitalk.com
Somalilife.com
Somali Education
SomaliNet
Somali R.H.Center
Somalitech.com
Somali Water-Env.
Somali Weyn
Somalienews
Somali Law Council
Sosca sports
Somaswis.com
SomaliUK.com
Somali Online
Warshiikh.com
Xidigtacad.com
Ufurow.com
UN-Somlaia

 

 

What does baardhere mean?

 

Magaalada aasaaskeed wuxuu ahaa baar weyn oo ku yaaley masjidka jaamaca. Magaca Baardhere wuxuu ka soo jeedaa laba erey oo kala ah baar iyo dheer. Baar waa geed inta badan ka baxa webiyada hareerahooda (magaca laatiinka waa Hyphaene). Baar wuxuu leeyahay manaafacaad badan. Wuxuu dhalaa miro loo yaqaano "qoono". Qoonada waxay ka koobantahay laf hoose, duf dhexe iyo xuub kore. Marka ay cayriinka tahay waa cagaar, marka ay bislaatana waxay leedahay midab dhiiga. Qoonada xuubkeeda kore iyo dufka dhexe waa la cunnaa. Waxay leedahay dhadhamo kala duwan sida macaan, qaraar, dhadhanlaaw; waxayna ku xirantahay nooca geedka iyo inta geedka webiga u jiro. Lafta hoose (sedka) ku jira waxaa lagu xardhaa xoolaha. Geedka baarka wuxuu bixiyaa laamo iyo caleemo. waxaana lagu dhistaa guryaha. Caleenta dusha ayaa laga saara, xajmigana baarkana waxaa laga dhigtaa tiir. Isticmaalka baarka waxaa ka mid ahaa in loo isticmaalo gaadiid ahaan. Tiirarka baarka oo dhowr ah ayaa inta la isku xiro loo isticmaali jirey in lagaga gudbo webiga ama lagu rarto alaabta sida doonta, gaar ahaan dhista guryaha iwm, waxaana loo yaqaaney Sablo. Geedka baarka xajmigiisa iyo faracyadiisa marka la xoqo waxaa ka soo baxa dheecaan u eg midabka caanaha oo dhadhankooda macyahay marka ay cusubyihiin. Caanaha baarka waxaa loo yaqaana shalabow, waxayna socodsiiyaan sida la sheego caloosha haddii la cabo marka ay macyihiin. Marka caanahaas meel la dhigo in muddo ah dhadhankooda wuu isbedela, waana lagu sakhraama sida khamrada oo kale. Bilowgii lixdanaadkii waxaa fidey ku xadgudub iyo isticmaal ? .